Duqa Muqdisho oo gurigiisa ku wareejiyay Muwaadin 30-sano xoog looga heestay (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyay gurigiisa oo muda 30-sano si sharcidara ah looga Heestay Gurigan oo kuyaala degmada Kaaraan ayaa muwaadinkii lahaa oo kasoo jeeda beelaha aan hubeesneen waxaa mudo 30-sano ah xoog uga heestay dad is bidayay awood, hasa ahaatee dacwad maxkamadeed … Continue reading Duqa Muqdisho oo gurigiisa ku wareejiyay Muwaadin 30-sano xoog looga heestay (Sawirro)